Raysulwasaaraha Soomaaliya oo tagay Ethiopia si uu uga qeybgalo shirka Urur Goboleedka IGAD
Addis Ababa-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Isniin ah tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Ehiopia si uu halkaas uga qeybgalo shirka Urur Goboleedka IGAD. Shirka ayaa looga hadli doonaa xaaladaha […]