Madaxweynaha Soomaaliya oo safar ku imaan doona Puntland markii ugu horeysay
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa safar ku tagi doona Puntland bishaan, sida ay sheegeen ilo-wareed dowladda katirsan. Madaxweynaha ayaa la kulmi doona masuuliyiinta Puntland iyo bulshada inta uu ku guda jiro safarkiisa […]