Madaxweynaha Puntland oo qabtay kulan deg deg ah kadib weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidan oo kuyaala gudaha Buuraha Galgala
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kulan deg deg ah ku qabtay xarunta madaxtooyada kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidan oo kuyaala Buuraha Galgala subaxnimadii hore maanta oo Khamiis […]