• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ September 19, 2023 ] Midowga Yurub oo si joogto ah u hakiyay gaargaarka Soomaaliya kadib markii UN ay heleen musuqmaasuq baahsan Somalia
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ September 30, 2023 ] Guled Salah: Current Administration’s Term Will Not Be Extended “Even a Single Day” English News
  • [ September 30, 2023 ] Guuleed Saalax: Hal maalin laguma dari karo xukunka xukuumada Deni Somalia
  • [ September 28, 2023 ] Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Somalia’s Foreign Minister Considering Running for Puntland Presidency, Sources Say English News
Home2020September

Month: September 2020

Somalia

Soomaaliya oo Mareykanka la saxiixatay hehiis deyn dhan $1 bilyan looga cafin doono

September 27, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Axad ah heshiis labo geesood ah la saxiixday safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Yamamoto si loo yareeyo dib u habayna loogu sameeyo deyn ay […]

Somalia

Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xilka la wareegay

September 27, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Axad ah xafiiska kala wareegay Mahdi Guuleed kaasoo ahaa kumeelgaar tan iyo markii ay baarlamaanka xilka ka qaadeen Raysulwasaarihii hore Xasan […]

Somalia

Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo meelmariyay heshiiska siyaasadeed ee doorashooyinka dalka

September 26, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubnaha labada aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ayaa maanta oo Sabti ah meelmariyay heshiiska siyaasadeed ee doorashooyinka soo socda. Ku dhawaad 250 xubnood ayaa ogolaaday heshiiska halka […]

Somalia

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Raysulwasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble

September 23, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ansixiyay Raysulwasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble kaasoo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu soo magacaabay asbuucii hore. Rooble ayaa badali doona Xasan Cali Khayre oo […]

Somalia

Madxweynaha Dowladda Puntland oo Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare

September 21, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi. War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland, ayaa lagu […]

Somalia

Ciidamo katirsan Puntland oo tabobar ugu soo gabogaboobay Qardho

September 19, 2020 Puntland Mirror 0

Qardho-(Puntland Mirror) Boqolaal ciidamo katirsan Puntland ayaa maanta oo Sabti ah muddo bilooyin ah tababar uga socday xerada Xorgoble oo kutaala magaalada Qardho uu u soo gabogaboobay, iyadoo uu goobjoog ahaa madaxweyene ku xigeenka Puntland […]

Somalia

Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo heshiis ka gaaray doorashooyinka soo socda – War-murtiyeed

September 17, 2020 Puntland Mirror 0

Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna ka qayb-galeen Ku-simaha Raysul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynaha […]

Somalia

Koox aan la garanayn haybtooda oo shan macalin Quraan ku dishay gobolka Shabeellaha Dhexe

September 17, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Koox aan la garanayn haybtooda ayaa shan macalin Quraan ku dishay deegaanka Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe maanta oo Khamiis ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dadka deegaanka ah. Macalimiinta ayaa ku jiray subac […]

Somalia

Saaxiibada Soomaaliya oo soo dhaweeyay wada-hadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka

September 15, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Saaxiibada Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay wada-hadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka, sida lagu sheegay war-saxaafadeed soo baxay gelinkii dambe ee Isniinta. “Saaxiibadu waxay ku boorrinayaan Madaxda Soomaaliyeed […]

Somalia

Masuuliyiinta Soomaaliya oo kulan looga hadlayo doorashada uga furmay Muqdisho

September 13, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hoggaamiyaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka ayaa maanta oo Axad ah ka furmay magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta ayaa ka doodi doona sidii dalka […]

Posts navigation

1 2 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah

    September 28, 2023 0
    Saadaadha roobka. [Xigashada Sawirka: IMC] Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab dhexdhexaad ah ayaa laga filayaa deegaano ka tirsan Puntland inta u dhaxaysa 27-ka September ilaa 3-da October, sida ay sheegtay xarunta IMC. Degmooyinka sida Jariiban laga yaabo [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland

    September 28, 2023 0
    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. [Xigashada: Facebook/Abshiromarjama] Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo loo yaqaan Abshir Cumar Huruuse ayaa laga yaabaa in uu ku dhawaaqo hamigiisa ah in uu [...]
  • Ciidamada booliiska Puntland oo xubin sare oo katirsan Daacish ku soo qabtay howlgal ka dhacay gobolka Bari

    September 27, 2023 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska Puntland ayaa soo qabtay xubin sare oo katirsan kooxda Daacish/ISIS oo lagu magacaabo Axmed Xuseen Ibraahim kadib howlgal ka dhacay meel u dhow degmada Uffeyn ee gobolka Bari, sida ay ciidamada [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Madaxweynaha Puntland oo u safray Kenya

    October 3, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Arbaco ah u safray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha oo warbaahinta la hadlay kahor inta uusan bixin, waxa uu sheegay in halkaas uu aadi [...]
  • Baarlamaanka Puntland oo doonaya in ay horjoogsadaan qorshaha madaxweynaha ee uu ku kordhinayo kuraasta baarlamaanka

    May 18, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa isku dayaya in ay horjoogsadaan qorshe uu Madaxweynuhu ku doonayo in uu ku kordhiyo kuraasta baarlamaanka, ilo-wareedyo baarlamaanka ku dhow ayaa warsidaha Puntland Mirror u sheegay. Ku dhawaad 45 [...]
  • Dagaalyahanada Al-Shabaab oo deegaanka Goof Guduud kala wareegay ciidamada dowladda Soomaaliya

    December 8, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa maanta oo Khamiis ah kala wareegay deegaanka Goof Guduud ciidamada dowladda Soomaaliya, kadib dagaal culus oo dhexmaray labada dhinac, sida ay ilo-wareedyadu sheegayaan. Ugu yaraan todobo qof oo katirsan dhinacyadii [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions