• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 13, 2022 ] Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaano miyi ah oo ka tirsan gobolka Mudug Somalia
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
Home2020November

Month: November 2020

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in doorashada madaxtinimada Soomaaliya ay ku dhici doonto wakhtigeeda

November 29, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha Soomaaliya ay ku dhici doonto wakhtigeeda. “Waxaan rajeynayaa doorasho wakhtigeeda dhacda oo kalsooni lagu wada qabo oo dhammaan dhinacyada daneynaya Doorashooyinkana ay ku […]

Somalia

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo dil toogasho ah ku fuliyay saddex xubnood oo katirsanaa Al-Shabaab

November 29, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah dil toogasho ah ku fuliyay saddex xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha maxkamada ciidamada. Saddexda xubnood oo la toogtay, oo uu kamid […]

Puntland

Baarlaamanka Puntland oo ka laabtay in ay dood ka yeeshaan heshiiska DP World ee dekada Boosaaso

November 28, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlaamanka Puntland ayaa u codeeyay maanta oo Sabti ah in aysan wax dood ah ka yeelan heshiiska DP World ee dekada Boosaaso, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay golaha baarlamaanka oo lagu daabacay […]

Puntland

Janaraal Khaliif Ciise Mudan oo ku geeriyooday Turkiga

November 24, 2020 Puntland Mirror 0

Ankara-(Puntland Mirror) Janaraal Khaliif Ciise Mudan, wasiirkii hore ee amniga Puntland ayaa maanta oo Talaado ah ku geeriyooday dalka Turkiga, sida ay xaqiijiyeen xubno qoyskiisa katirsan iyo masuuliyiin dowladda ah. Khaliif ayaa asbuucyadii u dambeeyay […]

Somalia

Duufaanta Gati oo khasaare ka geysatay magaalada Xaafuun

November 23, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen Duufaanta Gati oo shalay oo Axad ahayd ku dhufatay deegaanada xeebaha Puntland. Afarta qof oo ku dhintay xeebaha magaalada Xaafuun, ayaa […]

English News

Tropical Cyclone Gati hits Puntland coastal areas, casualties reported

November 23, 2020 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland Mirror) At least four people reportedly killed after Tropical Cyclone Gati struck the coastal areas of Puntland. The four dead people were Yemeni fishermen who their boats washed up on a beach in Hafun […]

Somalia

Afhayeenkii issimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo Turkiga ku geeriyooday

November 19, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Garaad Cabdullaahi Cali Ciid, oo ahaa oday dhaqameed caan ah sidoo kalena ahaa afhayeenka issimada Puntland, ayaa maanta oo Khamiis ah ku geeriyooday dalka Turkiga, sida ay xaqiijiyeen qoyskiisu. Dowladda Puntland ayaa ka […]

Puntland

Golaha wasiiradda Puntland oo meelmariyay miisaaniyadda sanadka 2021

November 15, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda dowladda Puntland ayaa fiidnimadii Sabtida meelmariyay miisaaniyadda sanadka 2021, kadib kulan golaha uu ku yeeshay Garoowe, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyadda. Miisaaniiyadda 2021 ayaa lagu qiyaasay $341 milyan taasoo […]

Somalia

Sargaal sare oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal milatari oo ka dhacay gobolka Jubbada Dhexe

November 9, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Sargaal sare oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal milatari oo ka dhacay gobolka Jubbada Dhexe, sida ay tabisay idaacada dowladda ee Radio Muqdisho maanta oo Isniin ah, iyadoo soo xiganaysa saraakiil […]

Somalia

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo magacaabay guddiga doorashada heer federal iyo guddiga xalinta khilaafaadka

November 5, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga doorashada heer federal iyo guddiga xalinta khilaafaadka, sida ku xusan waraaq ka soo baxday xafiiskiisa. Guddiga doorashooyinka heer federal ayaa ka kooban 25 […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay

    August 9, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka cusub ee maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta oo Talaado xilka kala wareegay wasiirkii hore Cabdiraxmaan Bayle Ducaale, iyadoo uu goobjoog ahaa Raysulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Bayle ayaa xilka [...]
  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday ee dowladda federaalka Soomaliya oo u safray Addis Ababa si uu uga qeybgalo shir madaxeedka Afrika

    January 30, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday ee dowladda federaalka Soomaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah u safray magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Xasan Shiikh ayaa halkaas uga qaybgali doona shir madaxeedka Afrika [...]
  • Golaha wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay odoros miisaaniyadeedkii ugu badnaa tan iyo 1991

    May 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii ansixiyay odoroska miisaaniyadda 2022 kadib kulankii golaha wasiiradda oo uu shir guddoominayay Raysulwasaare Maxamed Xuseen Rooble, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska raysulwasaaraha. Odoroska miisaaniyadda [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo kormeeray dhismaha dekada Garacad

    September 10, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah safar ku tagay magaalada Garacad halkaas uu ku kormeeray dhismaha dekada. Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee dhismaha dekadu ka socoto, [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions