• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 13, 2022 ] Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaano miyi ah oo ka tirsan gobolka Mudug Somalia
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
Home2018February

Month: February 2018

Puntland

Mareykanka oo cuno-qabatayn ku soo rogay hoggaamiye sare oo katirsan maleeshiyada ISIS ee ku sugan Puntland

February 28, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa cuno-qabatayn ku soo rogay hoggaamiye sare oo katirsan maleeshiyada ISIS ee ku sugan Puntland, Soomaaliya, sida Talaadadii ay bayaan ku sheegtay Xafiiska Hantidhowrka ee Ilaalinta Hantida Dibadda. Bayaanka dhexdiisa, Mareykanka ayaa […]

English News

US sanctions top ISIS leader in Somalia’s Puntland

February 28, 2018 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland Mirror) The United States has sanctioned top ISIS leader in Puntland, Somalia, the Treasury’s Office of Foreign Assets Control (OFAC) said in a statement on Tuesday. In the statement, the U.S. said it had added Mahad […]

Somalia

Labo dagaalyahan oo Al-Shabaab katirsan oo lagu dilay duqeyn Mareykanku ka geystay Jubbada Dhexe

February 28, 2018 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamadda Mareykanka ayaa duqeyn ka dhan maleeshiyada Al-Shabaab qaaday, oo ay ku dileen labo dagaalyahan, sida ay bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika. Duqeynta ayaa Isniintii ka dhacday magaalada Jilib ee gobolka […]

English News

U.S. airstrike kills two Al-Shabab fighters in Middle Juba

February 28, 2018 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) U.S. forces launched an airstrike against Al-Shabab militants, killing two fighters, U.S. Africa Command said a in statement. The airstrike occurred Monday in the town of Jilib, Middle Juba region, according to U.S. […]

Puntland

Ciidamadda Puntland oo raadinaya maxaabiis katirsan Al-Shabaab oo ka baxsaday xarun dhaqancelin oo kutaala Garoowe

February 27, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamadda Puntland ayaa raadinaya maxaabiis katirsanaa Al-Shabaab kuwaasoo ka baxsaday xarun dhaqancelin oo kutaala magaalada Garoowe, sida uu sheegay sargaal. Daahir Maxamed Jaamac, oo ah sargaal katirsan ciidamadda Puntland ayaa warsidaha Puntland u […]

Puntland

Dugsiga sare ee Al-xikma oo kuyaala magaalada Garoowe oo ay maalgeliyeen Urdun oo si rasmi ah loo furay

February 27, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dugsiga sare ee Al-xikma oo kuyaala magaalada Garoowe oo ay maalgeliyeen Urdun ayaa maanta oo Talaado ah si rasmi ah loo furay. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ka qeybgalay munaasabadda furitaanka, waxaa […]

Puntland

Maxaabiis Al-Shabaab ah oo ka baxsaday xarun dhaqancelin oo kutaala magaalada Garoowe

February 26, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 10 katirsan maxaabiis Al-Shabaab ah ayaa ka baxsaday xarun dhaqancelin oo kutaala magaalada Garoowe, sida uu sheegay sargaal katirsan laamaha ammaanka. Sargaalka ayaa intaas ku daray in mid kamid ah baxsadayaasha […]

English News

Al-Shabab prisoners escape from rehabilitation center in Garowe

February 26, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) At least 10 Al-Shabab prisoners escaped from a rehabilitation house in Garowe, security official said. A Puntland security official, who asked not be named, told Puntland Mirror that the prisoners managed to escaped […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid la taliyihiisii arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose

February 26, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid la taliyihiisii arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyadda maanta oo Isniin ah. “Madaxweynaha Puntland oo ku hadlaya afka goleyaasha […]

Somalia

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay qaraxyadii Muqdisho, sheegayna in QM ay si buuxda uga taageerayso Soomaaliya la dagaalanka argagixisada

February 26, 2018 Puntland Mirror 0

New York-(Puntland Mirror) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si weyn u cambaareeyay weeraradii ka dhacay Muqdisho dabayaaqadii asbuucii hore. Antonio Guterres ayaa bayaan ku sheegay in u tacsi tiiraanyo leh uu u […]

Posts navigation

1 2 … 7 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay

    August 9, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka cusub ee maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta oo Talaado xilka kala wareegay wasiirkii hore Cabdiraxmaan Bayle Ducaale, iyadoo uu goobjoog ahaa Raysulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Bayle ayaa xilka [...]
  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Wasaaradda Maaliyada Puntland oo sheegtay in dhawaan ay soo bixi doonaan go’aano ku saabsan adeega EVC

    September 12, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa la filayaa in ay dhawaan soo saari doonto sharciyo lagu hagayo adeega lacag ku shubida moobilada ee EVC sida Sahal, sida uu sheegay masuul katirsan dowladda. Wasiirka Maaliyada Puntland Cabdullaahi Siciid [...]
  • Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo sheegay in qaar katirsan Al-Shabaab loo wareejiyay Muqdisho ay baxsadeen

    May 22, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Cumar Camay ayaa sheegay in xubno katirsan Al-Shabaab kuwaasoo loo wareejiyay Muqdisho, qeyb kamid ah ay baxsadeen, ayna ku biireen maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan koonfurta Soomaaliya. “Wararka aanu [...]
  • Ugu yaraan 15 qof oo ku dhintay weerar ay Al-Shabaab ku qaaday xarun wasaaraddeed oo kutaala Muqdisho

    March 23, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay kadib markii dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen wasaaradda arrimaha gudaha ee Muqdisho maanta oo Sabti ah, sida ay ku warantay wakaalada wararka Reuters, oo [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions