• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ March 8, 2021 ] Wefdiga Soomaaliya ku metelaya dhageysiga dacwada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya oo u safray Hague Somalia
  • [ March 6, 2021 ] Tirada dhimashada qaraxii makhaayada Luul Yemeni oo gaartay 22 qof Somalia
  • [ February 24, 2021 ] Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya Puntland
  • [ February 23, 2021 ] Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19 Somalia
  • [ February 21, 2021 ] Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho Somalia
Home2016October

Month: October 2016

Puntland

Guddiga doorashada dadban ee heer Puntland oo ku dhawaaqay wakhtiga la qabanayo codaynta xubnaha aqalka hoose

October 31, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga doorashada dadban ee heer Puntland ayaa maanta oo Isniin ah caasimada Puntland ee Garoowe kaga dhawaaqay wakhtiga ay bilaabmi doonto cod bixinta aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban […]

Somalia

Wasiirka amniga DFS oo sheegay in ay qabteen kooxo looga shaki qabo Al-Shabaab oo doonayay in ay ka dhoofaan garoomada dalka

October 31, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowlada federaalka Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa sheegtay in ay qabatay shabakad looga shaki qabo Al-Shabaab kuwaasoo isku dayay in ay ka dhoofaan garoomada dalka. Wasiirka amniga dowlada federaalka Cabdirisaaq Cumar Maxamed […]

World

Turkiga oo shaqada ka cayriyay 10,000 shaqaale dowli ah, xirayna xarumo warbaahineed

October 31, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Ankara-(Puntland Mirror) Turkiga ayaa marlabaad shaqada ka cayrshay 10,000 shaqaale dowli ah waxana uu xiray in ka badan 15 xarumo warbaahineed ah oo looga shaki qabo in ay xiriir la leeyihiin “ururo argagixiso” iyo wadaadka […]

Jubaland

Diyaarado dagaal oo looga shaki qabo kuwa Kenya oo duqeeyay saldhig ay Al-Shabaab ku leedahay gobolka Jubbada Dhexe

October 30, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Diyaarado milatari oo looga shaki qabo kuwa Kenya ayaa weerar duqayn ah ka geystay koonfurta Soomaaliya, iyaga oo bartilmaameedsaday saldhig tababar oo kooxda Al-Shabaab ku leedahay gobolka Jubbada Dhexe, sida ay sheegeen ilo-wareedyada. […]

Somalia

Maleeshiyada Al-Shabaab oo magaalada Goofgaduud ka qabsatay ciidamada dowlada Soomaaliya

October 30, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa maanta oo Axad ah ka qabsatay ciidamada dowlada Soomaaliya magaalada Goofgaduud oo kutaala koonfur-galbeed Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha. Sarkaal dhanka amaanka ah oo katirsan dowlada Soomaaliya oo codsaday in […]

English News

Al-Shabab militants capture Goofgaduud town from Somali government forces

October 30, 2016 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Al-Shabab militants captured Goofgaduud town in south-western of Somalia from Somali government forces on Sunday, officials said. A Somali security official who asked to remain unnamed told Puntland Mirror that the town fell […]

No Picture
World

Waaxda arrimaha dibada Maraykanka oo amartay qoysaska shaqaalaha qunsuliyada Maraykanka in ay ka tagaan Turkiga

October 30, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Istanbul-(Puntland Mirror) Xubnaha qoyska ee shaqaalaha qunsuliyada Maraykanka ee Istanbul ayaa lagu amray in ay ka tagaan dalka Turkiga, sida ay sheegtay waaxda arrimaha dibada ee Maraykanka, oo soo xiganaysa khataro lidi ku ah muwaadiniinta […]

Puntland

In ka badan 400 oo dadka deegaanka Qandala ah oo ka cararay guryahooda baqdin ay ka qabaan dagaalo

October 29, 2016 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) In ka badan 400 oo dadka deegaanka Qandala ah ayaa ka cararay guryahooda, iyaga oo ka baqaya isku dhacyo kadib markii ay halkaas yimaadeen dagaalyahano ISIS ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Maxamed […]

English News

More than 400 of Qandala residents flee their homes in fear of clashes

October 29, 2016 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) More than 400 of Qandala residents have fled their homes, fearing clashes after pro-ISIS militants arrived there, residents said. Mohamed Hersi, a resident in Bosaso port town of Bari region, told Puntland Mirror […]

Puntland

Cabdiyare: La dagaalanka ISIS waxay ka adkaan doontaa kan Al-Shabaab

October 29, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Agaasimihii hore ee haayada sirdoonka Puntland Cabdi Xasan Xuseen oo loo yaqaan (Cabdiyare) ayaa sheegay in kooxda uu hoggaamiyo Shiikh Cabduqaadir Muumin ee katirsan ISIS oo dhawaan qabsatay magaalo xeebeedka Qandala ay tiro […]

Posts navigation

1 2 … 16 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Tirada dhimashada qaraxii makhaayada Luul Yemeni oo gaartay 22 qof

    March 6, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada dhimashada qaraxii gelinkii dambe ee Jimcada ka dhacay makhaayad kutaala Muqdisho ayaa gaartay 22 qof, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan laamaha ammaanka. Qaraxa ayaa ka dhacay makhaayada Luul Yemeni, taasoo ah meherad [...]
  • Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya

    February 24, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim tahahy si horey loogu sii socdo oo xal looga gaaro doorashooyinka Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada subaxnimadii hore ee Arbacada. [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19

    February 23, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa laga helay xanuunka COVID-19 waxaana uu ku karantiilanyahay dalka Burundi. “Maalintii sideedaad ayaan ku jiraa karantiil dalka Burundi oo aan umid shir maxaa yeelay waxaa igu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Kalafadhiga 37-aad ee baarlamaanka Puntland oo Garoowe ka furmay

    June 15, 2016 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Kalafadhigii 37-aad ee golaha wakiilada Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay caasimada Puntland, Garoowe. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ku-xigeenkiisa Cabdixakiin Cabdulaahi Camay iyo xubno kamid ah golaha wasiirada ayaa ka [...]
  • Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF oo sii wada howlgalka nadiifinta ah ee ka dhanka ah maleeshiyada ISIS ee gobolka Bari

    November 13, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa sii wada howglakooda nadiifinta ah eek a dhanka ah maleeshiyada ISIS kuwaasoo ku dhuumanaya gobolka Bari. Qoraal ay boggooda Facebook-ka soo dhigeen, PSF ayaa sheegtay in ay [...]
  • Al-Shabab attack Afgoye town near Mogadishu, kill at least 5

    October 18, 2016 0
    Mogadishu(Puntland Mirror) Al-Shabab armed group attacked Afgoye, an agricultural town about 30km northwest of the Somali capital Mogadishu, residents said. According to the residents, the attack began when a suicide bomber detonated and explosives-laden vehicle into [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions