Doorashada xildhibaanada aqalka sare ee Somaliland kasoo jeeda oo Muqdisho ka bilaabmatay
Muqdisho-(Puntland Mirror) Doorashada xubnaha aqalka sare ee Somaliland u matali doona dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ka bilaabmatay magaalada Muqdisho. Ilaa iyo lix iyo toban (16) musharax ayaa doorashada maanta ku tartami doona […]