Doorashada xildhibaanada aqalka sare ee Somaliland kasoo jeeda oo Muqdisho ka bilaabmatay

The ballot box[Photo: Archive]
Doorashada xildhibaanada aqalka sare ee Somaliland kasoo jeeda oo Muqdisho ka bilaabmatay. [Sawirka: Archive]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Doorashada xubnaha aqalka sare ee Somaliland u matali doona dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ka bilaabmatay magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo lix iyo toban (16) musharax ayaa doorashada maanta ku tartami doona lix kursi.

Somaliland ayaa ah maamul gobleedka kaliya oo doorashadooda xubnaha aqalka sare ay harsanyihiin. Waxay ku leeyihiin kow iyo toban kursi (11) xubnaha aqalka sare ee dowladda federaalka Soomaaliya.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*