Taliyaha booliiska Puntland oo Afdolow u doortay taliyaha booliiska gobolka Mudug

Cusmaan Xasan Cuuke sidoo kale loo yaqaan (Af-dalow). [Sawirka: Archive]
Cusmaan Xasan Cuuke sidoo kale loo yaqaan (Af-dalow). [Sawirka: Archive]
Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyaha ciidamada booliiska dowladda Puntland Cabdiqaadir Shire Faarax ayaa u doortay Cusmaan Xasan Cuuke sidoo kale loo yaqaan (Af-dalow) in uu nqodo taliyaha cusub ee booliiska gobolka Mudug. Waxa uu badalayaa Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday taliyaha booliiska Punland oo uu arkay warsidaha Puntland Mirror.

Taliyaha cusub ayaa muddo dhowr sanno ah kasoo shaqeeyay haayadaha ammaanka Puntland.

About Puntland Mirror 839 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*