• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2017November

Month: November 2017

English News

PSF capture four suspected Al-Shabab members

November 27, 2017 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) Puntland Security Forces have captured four men who are believed to be Al-Shabab members for logistics, PSF said in a Facebook post. The PSF said they captured the men after the forces conducted […]

Puntland

Wariye Cumar Cumar Dheere oo lagu xiray magaalada Boosaaso

November 26, 2017 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Wariye Cumar Siciid Maxamed oo loo yaqaan Cumar Dheere ayaa lagu xiray magaalada Boosaaso, sida ay ku warantay mareegta Horseed Media oo uu katirsanyahay. Lama yaqaan sababta loo xiray wariyaha, balse Horseed Media […]

Somalia

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo magacaabay wasiirka gaashaandhiga, xilkana ka qaaday wasiirka arrimaha diinta

November 26, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay Axmed Mursal Shiikh wasiirka gaashaandhiga, sida maanta oo Axad ah ay ku warantay wakaalada wararka dowladda ee SONNA, oo soo xiganaysa wasiirka warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar […]

English News

Somali PM appoints defence minister, fires minister of religious affairs

November 26, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali Prime Minister Hassan Ali Khayre has appointed Ahmed Mursal Sheikh Abdirahman as defence minister, state-owned SONNA news agency reported on Sunday, citing information minister Abdirahman Omar Osman. The PM also sacked the […]

Puntland

Sucuudi Caraabiya iyo xulufadiisa oo liiskooda argagixisada ku daray hoggaamiyihii hore ee maleeshiyada Al-Shabaab ee Galgala

November 25, 2017 Puntland Mirror 0

Abu Dhabi-(Puntland Mirror) Sucuudi Caraabiya iyo xulufadiisa oo kala ah Isutaga Imaaraatka Carabta, Masar iyo Baxrayn ayaa liiskooda argagixisada ku daray Maxamed Siciid Atam iyo tobaneeyo kale oo uu ku jiro kuwaasoo lagu eedeeyay in […]

No Picture
Uncategorized

sxb wu shaqayn

November 25, 2017 Abdi Omar Bile 0

axb wu shaqayn val fiiri

Somalia

Imaaraatka Carabta oo bilowday dhismaha saldhigooda milatari ee Berbera

November 23, 2017 Puntland Mirror 0

Dubai-(Puntland Mirror) Shirkada Divers Marine Contracting LLC ayaa bilowday dhismaha saldhiga milatariga Isutaga Imaaraatka Carabta ee Somaliland. Shirkada oo fadhigeedu yahay magaalada Shaariqa ayaa bilowday shaqada mashruuca kadib markii la siiyay qandaraaska mashruuca oo dhan […]

English News

UAE starts its military base in Somaliland

November 23, 2017 Puntland Mirror 0

Divers Marine Contracting LLC started construction of a United Arab Emirates naval base in a semi-autonomous region of northern Somalia. The closely held Sharjah-based engineering group began work on the project after being awarded the […]

Somalia

Xildhibaan katirsan maamulka Galmudug oo lagu dilay Muqdisho

November 22, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xildhibaan katirsan maaamulka Galmudug ayaa lagu dilay gudaha Muqdisho galabta oo Arbaco ah, sida ay sheegeen laamaha ammaanka. Xildhibaanka ayaa waxaa rasaas si aan ku talogal ahayn ugu furay ilaalada xildhibaa kale oo […]

Puntland

Puntland iyo Itoobiya oo isku raacay adkaynta xiriirka ka dhaxeeya

November 22, 2017 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland iyo Dalka Itoobiya ayaa isku raacay sidii loo adkayn lahaa xiriirka iskaashi, ganacsi iyo bulsho. Raysulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Dessalegn iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa shalay oo Talaado ahayd […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 8 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Duufaan lagu magacaabo Pawan oo la sadaaliyay in ay ku dhufan doonto xeebaha waqooyi ee Soomaaliya

    December 3, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Duufaan lagu magacaabo Pawan oo ka timid Badweynta Hindiya ayaa la sadaalinayaa in ay soo gaarto xeebaha waqooyi ee Soomaaliya maalmaha dhow ee soo socda. Duufaanta oo wadata roobab mahiigaan ah ayaa sababi [...]
  • Dowladda hoose Garoowe oo kaashanaysa dhalinyaro oo bilaabay olole nadaafadeed

    September 24, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Duqa magaalada Garoowe Xasan Maxamed Ciise oo loo yaqaan Goodir oo kaashanaya dhalinyaro iska wax u qabso ku shaqaynaya ayaa maanta oo Axad ah magaalada Garoowe ka bilaabay olole nadaafadeed si kor loogu [...]
  • Taliyaha ciidamada Puntland Janaraal Siciid Dheere oo u tartamaya madaxtinimada Puntland

    October 28, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyaha ciidamada Puntland Janaraal Siciid Maxamed Xirsi, oo loo yaqaan Siciid Dheere ayaa maanta oo Axad ah sheegay in uu yahay musharax doorashada madaxtinimada Puntland ee sanadka 2018. “Kadib markii aan talosoojeedino badan [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions