DP World oo la wareegi doonta dekada Boosaaso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Dekada magaalada Boosaaso ayaa dhawaan la filayaa in ay si rasmi ah loogu wareejiyo shirkada DP World oo Puntland ay heshiis la gashay. Isaga oo wariyeyaasha kula hadlayay gudaha magaalada Boosaaso Wasiirka Dekadaha […]