Soomaali badan oo ku yaacay garoomada si ay ugu duulaan Mareykanka kadib markii garsoore Mareykan ah hakiyay go’aankii Donald Trump
Muqdisho-(Puntland Mirror) Tobonaan Soomaali ah oo haysta Green Cards iyo fiisooyinka ayaa boorsooyinkooda xirxirtay si ay u xaqiijiyaan in ay u duulaan Mareykanka kadib markii garsoore federaal ah uu joojiyay amarka safarka madaxweyne Donald Trump […]