Erdogan iyo Trump oo khadka taleefoonka ku wadahadli doona
Ankara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa la filayaa in uu khadka taleefoonka kula hadlo madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump, sida ay ku warantay wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu oo soo xiganaysa […]