Diyaarado dagaal oo duqaymo la eegtay saldhigyada Al-Shabaab ee gobolka Shabeelaha Hoose
Muqdisho-(Puntland Mirror) Diyaarado dagaal oo aan la aqoon cida iska leh ayaa duqaymo culus ka geystay deegaanka Toora-toorow ee gobolka Shabeelaha Hoose, sida ay sheegayaan dadka deegaanka. Diyaaradaha ayaa bartilmaameedsaday saldhigyo ay maleeshiyada Al-Shabaab ku […]