• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2022May

Month: May 2022

Somalia

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda

May 23, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xuseen Shiikh Maxamuud u magacaabay agaasimaha cusub ee madaxtooyadda, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyadda maanta oo Isniin ah. Waxay noqon magacaabistii […]

Somalia

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

May 23, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa […]

Somalia

Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

May 19, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha […]

Somalia

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

May 17, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula […]

Somalia

Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya

May 16, 2022 Abdi Omar Bile 0

Washington-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa saxiixay amar ogolaanaya in mar kale dib loogu diro boqolaal ciidamo ah gudaha Soomaaliya kaasoo meesha ka saaraya go’aankii Madaxweynihii hore Donald Trump uu ku dhawaad 700 ciidanka dhulka […]

Somalia

Xasan Shiikh Maxamuud oo dib loogu doortay madaxweynaha Soomaaliya

May 16, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xasan Shiikh Maxamuud, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ayaa dib loogu doortay xilka Axadii. Xasan oo 66 sanno jir ah, ayaa ka adkaaday madaxweynaha xilka haya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo labbo kale oo musharax […]

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay in uu tartami doono doorashada 15-ka May dhacaysa

May 9, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in uu tartami doona doorashada 15-ka May dhacaysa. Muuqaal kooban oo lagu daabacay akoomadiisa gaaraka ah ee baraha bulshada, waxa uu kaga codsaday xildhibaanada labada […]

Somalia

Soomaaliya oo doorashada madaxweynaha qaban doonta 15 May

May 5, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa doorashada madaxweynaha qaban doonta 15 May, sida ay sheegeen guddi baarlamaan oo agaasimaya doorashada. Doorashada, oo markii hore ayahyd in ay dhacdo bishii Febaraayo 2021, ayaa dib dib u dhacday sababo […]

Somalia

Yaraanta Qamardiga Ukrain oo Soomaaliya ku keenaysa sicir barar

May 4, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Sicir-bararka Soomaaliya ayaa la filayaa inuu sare u kaco 10% haddii uusan dalku helin roobab wanaagsan labada bilood ee soo socota si ay gacan uga geystaan dhimista cadaadiska qiimaha cuntada ka dib markii […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Madaxweynaha Puntland oo isku shaandeyn balaaran ku sameeyay agaasime waaxeedyada maamulka iyo maaliyada ee wasaaradaha

    June 28, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa isku shaandeyn balaaran ku sameeyay agaasime waaxeedyada maamulka iyo maaliyada ee wasaaradaha. Digreetada isku shaandeynta ah ee kasoo baxday xafiiska madaxtooyada maanta oo Khamiis ah ayaa saameyn [...]
  • Labo maleeshiyo Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay Shabeellaha Hoose

    March 21, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn diyaaradeed ka geystay deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxayna ku dileen ugu yaraan labo maleeshiyo ah oo Al-Shabaab katirsanaa, sida ay bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay Somaliland in ay daandaansi milatari ka wado gobolka Sanaag

    March 12, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland ayaa ku eedeeyay Somaliland in ay daandaansi milatari ka wado gobolka Sanaag. Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayay Garoowe maanta oo Talaado ah ayaa sheegay in maamulka Somaliland ay maalmihii u [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions