Maraykanka oo liiska argagixisada caalamka ku daray wadaadka garka guduudsaday ee ISIS u qaabilsan Geeska Afrika
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxa kooxda hubaysan ee Daacish (ISIS) ee Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya, ayaa Maraykanka ku daray shalay oo Arbaco ahayd liiska argagixisada caalamka, taasoo keenaysa in lagu soo rogo cunqabatayn dhaqaale. “Cabduqaadir Muumin […]