• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2016

Year: 2016

English News

Puntland President appeals to Turkey to help people affected by drought

December 31, 2016 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Puntland’s President Abdiweli Mohamed Ali on Saturday met with Turkey ambassador to Somalia Olgan Bekar. The meeting took place at the Turkish embassy in the Somali capital Mogadishu. The President and the ambassador […]

Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland oo Turkiga ka codsaday in ay gacan ka geystaan gurmadka abaarta ku dhufatay Puntland

December 31, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Sabti ah magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Olgan Bekar. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta safaarada Turkiga ee kutaala caasimada […]

World

Ugu yaraan 27 qof oo ku dhimatay qaraxyo ka dhacay Baqdaad oo ay masuuliyadooda sheegatay ISIS

December 31, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Baqdaad-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 27 qof ayaa lagu dilay 57 kalena waa ay ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay maanta oo Sabti ah bartamaha magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq, sida ay sheegeen booliiska […]

Somalia

Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo kulan ku yeelan doona Muqdisho

December 31, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubnaha cusub labada aqal ee baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa maanta oo Sabti ah in ay ku kulmaan Muqdisho. Inta uu kulanku socdo, xildhibaanada ayaa sameyn doonaa guddiga doorashada afhayeenada cusub […]

English News

Somalia’s newly lawmakers to meet in Mogadishu

December 31, 2016 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) The members of both houses of the federal lawmakers of Somalia are expected to meet in Mogadishu on Saturday. During the meeting, the lawmakers will organize the election committee for the new speakers […]

English News

Burundi’s president threatens to pull out his troops from Somalia If there is no payment by January

December 31, 2016 Puntland Mirror 0

BUJUMBURA, Burundi — Burundi’s president on Friday threatened to pull out almost 5,500 troops contributing to the African Union mission in Somalia over nearly a year of unpaid allowances, in another sign of tensions with […]

Somalia

Madaxweynaha Burundi oo ku hanjabay in uu ciidamadiisa kala baxayo gudaha Soomaaliya haddaan mushahaar la siin bisha Janaayo

December 31, 2016 Puntland Mirror 0

Bujumbura -(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Burundi ayaa Jimcadii shalay ku hanjabay in uu la baxayo dhammaan ciidamadiisa oo gaaraya 5,500 askari oo uu ugu deeqay Howlgalka Midowga Afrika ee gudaha Soomaaliya, isaga oo sheegay in […]

World

Madaxweyne Putin oo kasoo horjeestay in dalka Ruushka laga ceyriyo diblomaasiyiin Mareykan ah

December 30, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Moscow-(Puntland Mirror) Ruushka ayaan cidna ka ceyrin doonin dalkiisa si uu uga jawaabo cunaqabataynta Mareykanku uu kusoo rogay Ruushka, sida uu bayaan ku sheegay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin. Si kastoo ay ahaataba, Putin ayaa […]

World

Wasiirka arrimaha dibada Ruushka oo Madaxweyne Putin u jeediyay in 35 diblomaasi oo Mareykan ah laga ceyriyo Ruushka si looga jawaabceliyo go’aankii Mareykanka

December 30, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Moscow-(Puntland Mirror) Ruushka ayaa maanta oo Jimce ah iclaamiyay inuu qorshaynayo inuu dalkiisa ka saaro 35 diblomaasi oo Mareykan ah iyadoo looga jawaabcelinayo cunaqabataynta Washington, sida ay ku warameen wakaaladaha wararka Ruushka. Wasiirka arrimaha dibada […]

Puntland

Reer Guuraa dowladda Puntland ka codsaday in ay ku taageerto baabuur ay ugu guuraan deegaanada roobabku ka da’een

December 30, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dadka reer guuraaga ah ayaa ka codsaday dowladda Puntland in ay ku taageerto baabur ay ku guuraan si ay ugu guuraan deegaano kuyaala gobolka Karkaar oo dhawaan roobab ka da’een. “Lacag lagu guuro […]

Posts navigation

1 2 … 119 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Deg Deg: Madaxweynaha Turkiga oo iclaamiyay in xaalad deg deg ah dalka lagu soo rogay

    July 20, 2016 0
    Ankara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Turkiga Reccep Tayip Erdogan ayaa iclaamiyay in dalka lagu soo rogay ‘xaalad deg deg ah’ muddo saddex bilood ah kadib inqilaabkii fashilmay. Khudbad taleefishinka laga sii daayay maanta oo Arbaco ah [...]
  • Ugu yaraan saddex askari oo ku dhimatay qarax gaari oo ka dhacay deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug

    June 21, 2020 0
    Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan saddex askari ayaa ku dhimatay qarax gaari oo ka dhacay deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug maanta oo Axad ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyadu. Qaraxa oo ahaa gaari laga soo buuxshay walxaha [...]
  • Puntland President pardons 97 prisoners for Eid Al-Fitr

    July 2, 2016 0
      Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s President Abdiweli Mohamed Ali has issued on Saturday a decision to pardon a number of prisoners on the occasion of Eid Al-Fitr. According to the statement from the Presidential office, the [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions