Hoggaamiyihii xisbiga mucaaradka ee dalka Zimbabwe Morgan Tsvangirai oo geeriyooday

Hoggaamiyihii xisbiga mucaaradka ee dalka Zimbabwe Morgan Tsvangirai. [Sawirka]
Johannesburg-(Puntland Mirror) Hoggaamiyihii xisbiga mucaaradka ee ugu weyn dalka Zimbabwe Morgan Tsvangirai ayaa ku geeriyooday dalka Koonfur Afrika, sargaal sare oo katirsan xisbigiisa MDC ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters.

Tsvangirai oo 65-sanno jir ahaa, soona noqday raysulwasaare, ayaa waxaa hayay kansarka ku dhaca xiidmaha.

Tsvangirai ayaa wakhti dheer halgan siyaasadeed kula jiray Madaxweynihii hore Robert Mugabe.

About Abdirahman Abdullahi Sheikh 239 Articles
Senior foreign news editor at Puntland Mirror. Expertise in writing military reports, geopolitics, and crime reports. Sheikh holds a bachelor of economic management and sciences and a master's degree in international relationship from International Islamic University Malaysia (IIUM).You can reach him on: abdirahman.abdullahi91@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*