Madaxweynaha Puntland oo shaqada ka ceyrshay saraakiil katirsan ciidamada
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland ayaa shaqada ka ceyrshay todobo sargaal oo katirsan ciidamada Daraawiishta, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska madaxtooyada. Bayaanka ayaa lagu sheegay in saraakiisha ay ku xadgudbeen anshaxa ciidamada Puntland. Magacyada […]