somali news
Ciidamada Ammaanka Puntland oo burburiyay saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen Buuraha Galgala
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa burburiyay saldhig talis iyo saad oo Al-Shabaab ay ku lahaayeen Buuraha Galgala, sida PSF ay ku sheegeen boggooda facebook. Ciidamada PSF ayaa 18 xagjiriin Al-Shabaab katirsan ku […]