somali news
Kadib ku dhawaad 25 sanno oo ay maqantahay, Soomaaliya ayaa isku dayaysa in ay dib gacanta ugu dhigto maamulka hawadeeda
Muqdisho-(Puntland Mirror) Kadib ku dhawaad 25 sanno oo ay maqantahay, Soomaaliya ayaa isku dayaysa in ay dib gacanta ugu dhigto maamulka hawadeeda, sida uu sheegay masuul katirsan dowladda. Isaga oo la hadlayay idaacada dowladda ee […]