Business

Soomaaliya oo bartilmaameedsanaysa suuqyo cusub oo loo dhoofiyo geela

Soomaaliya oo bartilmaameedsanaysa suuqyo cusub oo loo dhoofiyo geela

Garoowe-(Puntland Mirror) Soomaaliya oo ah dalka saddexaad ee ugu badan geela, ayaa bartilmaameedsanaysa suuqyyo cusub oo loo dhoofiyo geela, iyadoo ay muuqato in dhaqaale fiican ka heleen ganacsiga dhoofka xoolaha nool. Dalka kuyaala Geeska Afrika ayaa balaariyay adeegyada dekadihiisa dhoofinta xoolaha nool, sida geela, lo’ada iyo ariga, iyadoo loo dhoofiyay dalka Masar dhawaana ay bilaabmi doonto in loo dhoofiyo dalka[Read More…]

by November 24, 2016 0 comments Business, Somali News
Amtel ayaa bixin doonta qaybaha isgaarisiinta sida GSM-ka, Internet-ka iyo adeegyada lacag dhigashada moobilka ee (mobile money services). [Sawirka: Facebook]

Shirkada Amal Group oo soo kordhisay shirkad isgaarsiineed

Garoowe-(Puntland Mirror) Shirkada Amal Group ayaa xalay oo Axad ahayd kusoo bandhigtay magaalada Garoowe shirkad isgaarsiineed oo cusub oo ay hirgalisay oo lagu magacaabo Amtel. Munaasabada soo bandhigida ayaa waxaa kasoo qaybgalay bulshada qaybaheeda kala duwan sida, ganacsatada, odayaasha dhaqanka iyo saraakiisha dowlada Puntland. Yacquub Maxamed Ciise, oo ah asaasaha shirkada Amal Group ayaa sheegay in shirkada cusub ee Amtel[Read More…]

by October 18, 2016 0 comments Business
Bangiga cusub ee Iftin oo laga furay caasimada Puntland

Bangiga cusub ee Iftin oo laga furay caasimada Puntland

Garoowe-(Puntland Mirror) Bankiga Iftin ayaa xarun weyn ka furtay caasimada Puntland, Garoowe maanta oo Arbaco ah. Xaflada furitaanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, wasiiro, xildhibaano iyo ganacsado. Madaxweynaha Puntland ayaa si rasmiya xariga uga jaray dhismaha cusub ee bangiga Iftin. Madaxweyne Cabdiweli ayaa ku tilmaamay in bangiga cusub ee Iftin uu shaqo abuuris u samayn[Read More…]

Soomaaliya oo qorshaynaysa lacag rasmiya oo ay leedahay in ay daabacdo bilowga sanadka soo socda

Soomaaliya oo qorshaynaysa lacag rasmiya oo ay leedahay in ay daabacdo bilowga sanadka soo socda

Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa qorshaynaysa lacag cusub oo rasmi ah in ay soo daabacdo sanadka soo socda bilowgiisa iyadoo dowlada rabto in ay ku badasho lacagaha been-abuurka ah iyo in kor loo qaado ganacsiga dalka uu burburiyay dagaalka sokeeye. Haayada lacagta aduunka ee IMF ayaa Soomaaliya ka caawinaysa daabacaada lacagta, sida uu sheegay guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya, Bashiir Ciise[Read More…]

by June 6, 2016 0 comments Business
Scroll Up