Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo u safray Muqdisho
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Khamiis ah u safray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Madaxweynaha oo saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa sheegay in uu Muqdisho kaga qeybgali doono […]