• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 13, 2022 ] Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaano miyi ah oo ka tirsan gobolka Mudug Somalia
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
Home2020January

Month: January 2020

Somalia

Wasiirka amniga Puntland ee baxsadka ah oo gaaray magaalada Kismaayo

January 31, 2020 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Wasiirka amniga Puntland ee baxsadka ah Cabdirashiid Xasan Nuur oo loo yaqaan Janan ayaa maanta oo Jimce ah gaaray magaalada Kismaayo, sida uu tabiyay taleefishinka Dowlad Goboleedka Jubbaland. Waxa uu halkaas ku tagay […]

Puntland

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Buurtinle ka bilaabay olole ay ku soo bandhigayaan qoshahooda

January 30, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah degmada Buurtinle ka bilaabay olole ay ku soo bandhigayaan qoshahooda iyo jadwalka doorashooyinka goleyaasha deegaanka Puntland, sida uu sheegay guddoomiyaha guddiga Guuleed Saalax Bare, oo […]

Somalia

Kaamirooyinka nabadgelyada ee waddooyinka Muqdisho oo la qarxiyay

January 30, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kaamirooyinka nabadgelyada (CCTV) ee waddooyinka Muqdisho ayaa lala eegtay qaraxyo goor hore maanta oo Khamiis ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Ilaa afar kaamiro ayaa lagu burburshay qaraxa, ilo-wareedka ayaa intaas ku daray. […]

Somalia

Shiikh Shaakir oo ku dhawaaqay in loo doortay Madaxweyne iyadoo Galmudug ay ku jirto jaahwareer

January 29, 2020 Puntland Mirror 0

Dhuusamareeb-(Puntland Mirror) Shiikh Shaakir oo ahaa guddoomiyaha ururka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa ku dhawaaqay in loo doortay Madaxweynaha Galmudug kadib doorasho ka dhacday gurigiisa oo kuyaala magaalada Dhuusamareeb maanta oo Arbaco ah. Galmudug ayaa ku […]

Somalia

Wasiirkii amniga Jubbaland oo ka baxsaday xabsi kuyaala Muqdisho

January 28, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirkii amniga Jubbaland kaasoo ku jiray xabsi kuyaala Muqdisho bilihii u dambeeyay ayaa baxsaday maanta oo Talaado ah, sida ay sheegtay taliye ku xigeenka ciidanka booliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya Sakiya Xuseen. Haayadaha ammaanka […]

Somalia

Dagaalyahan katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka fuliyay Jubbada Dhexe

January 28, 2020 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in duqeyn ay qaadeen Isniintii oo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan deegaanka Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ay ku dileen hal […]

Puntland

Wedi ka socda Puntland oo tagay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag

January 27, 2020 Puntland Mirror 0

Badhan-(Puntland Mirror) Wedi ka socda Puntland oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Cabrirashiid Yuusf Jibriil ayaa maanta oo Isniin ah tagay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Wefdiga ayaa waxaa kamid ah wasiirka maaliyada Xasan Shire Abgaal, […]

Somalia

Warmurtiyeedka shirka Asmara ee hoggaamiyaasha Soomaaliya, Itoobiya iyo Eriteeriya

January 27, 2020 Puntland Mirror 0

Madaxda dalalka iyo dowladaha Ereteriya, Itoobiya, iyo Soomaaliya ayaa magaalada Asmara ku kulmay 27-ka Jannaayo, 2020. Saddexda hoggaamiye waxa ay yeesheen wadahadallo toos ah oo qotodheer oo ku aaddan xaaladda ka taagan dalalkooda, iskaashiga saddex […]

Somalia

Hoggaamiyaasha Soomaaliya, Itoobiya iyo Eriteeriya oo wadahdalo ku yeelan doona Asmara

January 27, 2020 Puntland Mirror 0

Asmara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Eriteeriya Isaias Afwerki ayaa wadahadalo ku yeelan doona magaalada Asmara. Raysulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bartiisa Twitter-ka ku yiri:”Waxaan la kulmi doonaa […]

Somalia

Codsashada baasaboorka Soomaaliga oo dib loo dhigay muddo asbuuc ah

January 26, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Codsashada baasaboorka Soomaaliga ayaa dib loo dhigay muddo asbuuc ah. Laga bilaabo 27-ka Janaayo ilaa 2-da Febaraayo ayaa dib loo dhigay dalbashada basaboorka, sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyay bogga Facebook-ka ee Haayada […]

Posts navigation

1 2 … 6 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay

    August 9, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka cusub ee maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta oo Talaado xilka kala wareegay wasiirkii hore Cabdiraxmaan Bayle Ducaale, iyadoo uu goobjoog ahaa Raysulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Bayle ayaa xilka [...]
  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Sucuudiga oo sheegay in beri ay Soon tahay

    July 4, 2016 0
    Sucuudi Caraabiya ayaa iclaamiyay in beri oo Talaado ah ay tahay maalin Ramadaan lana dhamaystiri doono 30-ka bisha Ramadaan kadib markii ay galabta dhalanweyday bisha Shawaal ee Ciidul Fidriga. Dhamaan wadamada Islaamka ayaan laga arag [...]
  • Puntland President arrives in Mogadishu for Somali national forum

    August 2, 2016 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) The Puntland President Abdiweli Mohamed Ali has arrived on Tuesday in the Somali capital, Mogadishu, to attend the national forum between the Somali political leaders. The president was welcomed at the Mogadishu airport [...]
  • At least 2 dead in Las anod clan fighting

    June 28, 2016 0
      Las anod-(Puntland Mirror) At least two people have been killed and five others were wounded in a heavy clan fighting in Las anod town of Sool region on Tuesday, residents said. The battle between [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions