Articles by: Saeed Abshir Yousuf

Kantaroolka koonfureed ee Garoowe.[Sawirka: Cabdi Cumar Bile/Puntland Mirror]

Wasiirka Amniga Puntland oo shaqada ka ceyriyay dhammaan ciidamada ammaanka ee kantaroolka koonfureed ee Garoowe

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shaqada ka ceyriyay dhammaan ciidamada ammaanka ee kantaroolka koonfureed ee magaalada Garoowe, sida ilo-wareedyo ku dhow wasiirka ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Arrintan ayaa timid maalin kadib markii ay ciidamadu ku fashilmeen in ay qabtaan gaari xamuul ah oo lagu soo dhex qarshay walxaha qarxa, kaas oo markii dambe[Read More…]

by June 1, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Wasiirka Amniga Puntland oo sheegay in xilka laga qaadi doono taliyaasha kantaroolada uu ka gudbay gaari qarax siday oo la qabtay

Wasiirka Amniga Puntland oo sheegay in xilka laga qaadi doono taliyaasha kantaroolada uu ka gudbay gaari qarax siday oo la qabtay

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xisri Cali Qarjab ayaa sheegay in xilka laga qaadi doono taliyaasha kantaroolada uu soo maray gaari qarax siday oo lagu qabtay kantaroolka Boosaaso. Wareysi ay la yeelatay idaacada maxaliga ah ee Radio Daljir Qarjab ayaa sheegay in kantarooladii uu maray gaariga qaraxa siday taliyaashooda xilka laga xayuubin doono. “Kantaroolada uu baabuurkaas soo maray oo[Read More…]

by June 1, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. [Xigashada Sawirka: Cali Ducaale/Sawirqaadaha Madaxweynaha]

Madaxweyne Farmaajo: Ilaa markii la i doortay ilaa hadda, wax mushahaar ah ma qaadan

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in uusan wax mushahaar ah qaadan tan iyo markii la doortay, Wareysi gaar ah oo uu siiyay wargeyska Sharq Al-awsat Madaxweynaha ayaa la weydiyay in markii uu Mareykanka joogay mushahaarkiisu uu ahaa $84,000 sanadkii, hadda uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya inta uu yahay mushahaarkiisu, balse waxa uu sheegay in uusan wali mushahaar[Read More…]

by June 1, 2017 0 comments Somali News
Daacish oo baahisay magaca ninkii fuliyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Boosaaso

Daacish oo baahisay magaca ninkii fuliyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Boosaaso

  Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Islaamiga sidoo kale loo yaqaan Daacish ah ayaa baahisay ninkii fuliyay weerarkii ismiidaaminta ahaa oo habeenkii Talaadada ka dhacay magaalo xeebeedka Boosaaso, sida ay daabacday wakaalada wararka Daacish. Sida ay daabacday wakaalada wararka Daacish ee Acmaaq, ninka weerarka fuliyay ayaa magaciisa la oran jiray Abu Qadaama kaasoo dhalasho ahaan kasoo jeeda gobolka Gedo ee Soomaaliya. Acmaaq ayaa[Read More…]

by May 25, 2017 0 comments Somali News
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo gaaray dalka Qatar. [Xigashada Sawirka: Radio Muqdisho]

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Qatar

Doha-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay fiidkii tagay dalka Qatar kadib markii uu martiqaad ka helay Amiirka dalkaas Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani. Madaxweynaha soomaaliya ayaa la filayaa in uu kulamo la qaadan doono Amiirka Qatar inta uu ku guda jiro safarkiisa. Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Tamim ayaa la filayaa in ay kulankooda uga wada hadli doonaan[Read More…]

by May 25, 2017 0 comments Somali News
Wadada laamiga ah ee u dhaxaysa Garoowe iyo Boosaaso. [Sawirka: Puntland Mirror]

Ugu yaraan afar qof oo ku dhimatay shilal baabuur oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Garoowe iyo Boosaaso

Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay 15 kalena waa ay ku dhaawacmeen shilal baabuur oo ka dhacay wadada laamiga ah ee u dhaxaysa magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso. Shilalka ayaa dhacay gelinkii dambe shalay oo Talaado ahayd, baabuurta shilka gashay ayaa ahaa Noah Toyota kuwaas oo siday rakaab ka yimid magaalada Boosaaso, sida ilo-wareedyadu ay u sheegeen warsidaha[Read More…]

by May 24, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Abaanduulaha ciidamada Soomaaliya Janaraal Cabdulaahi Cali Caanood. [Sawirka: Archive]

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo qaadi doona howlgalo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab

Muqdisho-(Puntland Mirror) Abaanduulaha ciidamada Soomaaliya Janaraal Cabdulaahi Cali Caanood ayaa sheegay in ciidamadu ay qaadi doonaan howlgalo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan koonfurta Soomaaliya. “Howlaha ugu muhiimsan waxa weeye in la qaado howlgalo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab, waxaanu nahay diyaar, iyadoo ay bilaabmi karaan saacad walba, waxaanu fulinaynaa awaamiirta madaxdeena.” Ayuu yiri. Janaraal Caanood ayaa sidoo[Read More…]

by May 21, 2017 0 comments Somali News
Abaanduulaha ciidamada Soomaaliya Janaraal Cabdulaahi Cali Caanood. [Sawirka: Archive]

Somali armed forces will launch operations against Al-Shabaab militants

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s armed forces commander General Abdullahi Ali Anod said the forces will launch an operation against Al-Shabab militants in southern Somalia. “The most important activities are to carry out operations against Al-Shabab terror group, we are in the middle of preparation, with each hour it can start, we are implementing instructions from our leaders.” He said. General Anod[Read More…]

by May 21, 2017 0 comments English News
Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo la hadlayay jaaliyada Puntland ee Norway. [Xigashada Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada]

Madaxweynaha dowladda Puntland oo kulan la qaatay jaaliyada Puntland ee dalka Norway

Oslo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa xalay oo Arbaco ahayd kulan la qaatay jaaliyada Puntland ee ku dhaqan magaalada Oslo ee dalka Norway. Madaxweyne Cabdiweli ayaa jaaliyada uga waramay xaaladaha ka jira gudaha Puntland. Isaga oo ka hadlayay kulanka Madaxweynaha ayaa yiri: “”Puntland waxay qaaday dhabahii horumarinta, waxaan xooga saaraynaa kaabayaasha dhaqaalaha iyo hurumarinta waxabarashada iyo caafimaadka.”[Read More…]

by May 17, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Raysulwasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay Amiirka Qatar[Sawirka: Facebook]

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay Amiirka Qatar

Doha-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa gudaha magaalada Dooxa kulamo kula qaatay Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamin bin Hammad Al Thani. Labada hoggaamiye ayaa ka wadaxaajooday xiriirka u dhaxeeya labada dal, sida ay wararku sheegeen. RW Soomaaliya ayaa magaalada Dooxa tagay asbuucii lasoo dhaafay si uu uga qeybgalo shirka Dooxa ee 2017-ka. Safarka ayaa ahaa kii kowaad oo[Read More…]

by May 15, 2017 0 comments Somali News
Scroll Up