Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah

Saadaadha roobka. [Xigashada Sawirka: IMC]

Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab dhexdhexaad ah ayaa laga filayaa deegaano ka tirsan Puntland inta u dhaxaysa 27-ka September ilaa 3-da October, sida ay sheegtay xarunta IMC.

Degmooyinka sida Jariiban laga yaabo inay helaan roobab ilaa 150mm, waxayna haayadu kula talisay inay taxadar dheeriya muujiyaan ilaa 03 bisha October 2023.

Xilli roobaadka Deyrta oo kamid labbada xilli roobaad ee sanadlaha ah, oo da’a September ilaa November ayaa ka bilaabmay Puntland.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*