Baarlamaanka Puntland oo soo magacaabay saddex xubnood oo kamid noqon doona PEC

Baarlamaanka Puntland. [Sawir Hore]

Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa soo magacaabay saddex xubnood oo kamid noqon doona Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) kuwaas oo bedeli doona guddigii hore ee kumeelgaarka ahaa ee (TPEC).

Xubnaha kale ee PEC ayaa ka imaanaya xisbiyada siyaasadda iyo madaxweyaha oo qeyb soo magacaabi doona, sida uu qabo dastuurka.

Tilaabadan ayaa imaanaysa iyadoo uu jiro khilaaf xoogan oo ka taagan doorashooyinka soo socda, iyadoo siyaasiyiinta mucaaradka ay madaxweyaha xilka fadhiya Siciid Cabdullahi Deni in uu rabo ku darsi, iyadoo xilkiisu u idlaan doono bisha Janaayo 2024.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*