Articles by: Saeed Abshir Yousuf

Sawirka: Nin reer guuraa ah oo qori AK-47 ah sita.

Maleeshiyo katirsan Galmudug oo ugu yaraan shan qof ku dilay gudaha gobolka Mudug

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan qof ayaa la dilay 10 kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii maleeshiyo katirsan Galmudug ay beegsadeen dad shacab deegaanka Laan-Qawar ee degmada Jariiban, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Sida ay ilo-wareedyadu sheegeen, wadahadalo fool-ka-fool ah oo u dhaxeeyay Puntland iyo Galmudug ayaa istaagay kadib weerarkan cusub. Shalay oo Talaado ahayd, wasiiro ka socda Puntland iyo[Read More…]

by June 14, 2017 0 comments Somali News
Sawirka: Nin reer guuraa ah oo qori AK-47 ah sita.

Galmudug militiamen killed at least five people in Mudug region

Galkayo-(Puntland Mirror) At least five people have been killed and 10 others wounded after militiamen from Galmudug targeted civilians in Laan-Qawar area of Jariban district, residents said. According to sources, the face-to-face talks between Puntland and Galmudug were stopped after the fresh attack. On Tuesday, Ministers from Puntland and Galmudug have begun direct talks in Galkayo town, the aim of[Read More…]

by June 14, 2017 0 comments English News
Gaariga shilka galay ayaa nooca ay Soomaalidu u taqaan (Xaajiyada). [Xigashada Sawirka: Mohamed Said Yusuf/Facebook]

Ugu yaraan labo qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Garoowe iyo Boosaaso

Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo galabta oo Talaado ah ka dhacay wadada u dhaxaysa Garoowe iyo Boosaaso, gaar ahaan deegaanka Dangorayo. Shilka gaari ayaa waxa uu ku dhacay Agaasimihii Haayada Maamul Wanaagaga iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland Cabdiraxmaan Cali Guureeye, balse agaasimaha ayaa ka badbaaday shilkaas. Hal haween ah iyo mid kamid ah[Read More…]

by June 13, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Wasiirka Arrimaha Dibada Somlailand, Sacad Cali Shire. [Sawirka: Screen shot]

Maamulka Somaliland oo sheegay in ay taageersanyihiin Sucuudi Caraabiya iyo xulufadiisa ee ka soo horjeeda Qatar

Hargeysa-(Puntland Mirror) Maamulka iskood isku magacaabay ee Somaliland ayaa si rasmi ah u sheegay in ay taageersanyihiin Sucuudi Caraabiya iyo xulufadiisa ee ka soo horjeeda Qatar, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibada. Sacad Cali Shire oo ah Wasiirka Arrimaha Dibada Somlailand ayaa maanta oo Sabti ah iclaamiyay bayaanka kadib muddo saacado ah oo golaha wasiiradda Somaliland ay lahaayeen kulan deg[Read More…]

by June 10, 2017 0 comments Somali News, Somaliland
Xildhibaanad haween ah oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ka badbaaday qarax wadada lagu aasay gudaha Muqdisho. [Sawirka: Archive]

Xildhibaanad haween ah oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ka badbaaday qarax wadada lagu aasay gudaha Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xildhibaanad haween ah oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka badbaaday markii qarax wadada lagu aasay uu la kacay gaarigeeda gudaha Muqdisho caawa fiidkii, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah. Sida ay sheegeen ilo-wareedyadu, ugu yaraan mid kamid ah ilaaladeeda ayaa ku dhaawacmay weerarka. Ma jirto koox sheegtay in ay iyagu ka dambeeyaan, balse ururka hubaysan ee Al-Shabaab[Read More…]

by June 7, 2017 0 comments Somali News
Xildhibaanad haween ah oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ka badbaaday qarax wadada lagu aasay gudaha Muqdisho. [Sawirka: Archive]

Somali female MP survives roadside bomb attack in Mogadishu

Mogadishu-(Puntland Mirror) A Somali female MP Samira Abdulle survived when a roadside bomb struck her car in Mogadishu this evening, security sources said. According to the sources, at least one of her guard was injured in the attack. No group has yet said they were behind the attack, but armed group Al-Shabab carried out in a similar manner. During this[Read More…]

by June 7, 2017 0 comments English News
Puntland Health Minister Abdinasir Osman Awke. [Photo Credit: Garowe Online]

Puntland Health Minister warns of cholera outbreak

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Health Minister Abdinasir Osman Awke warned of possible new outbreak of cholera in the Puntland regions. Speaking to local media in Garowe on Saturday, Awke said things including dead animals killed by drought which the floods had carried away and poured into water wells in rural areas may cause disease. Owke said that the Ministry of Health[Read More…]

by June 4, 2017 0 comments English News
Puntland Health Minister Abdinasir Osman Awke. [Photo Credit: Garowe Online]

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka digay dilaacida cudurka shuban biyoodka

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka Caafimaadka Puntland Cabdinaasir Cusmaan Cuuke ayaa ka digay suurtagalnimada in xanuunka shuban biyoodka uu ka dilaaco gudaha gobolada Puntland. Isaga oo gudaha Garoowe kula hadlayay warbaahinta maxaliga ah shalay oo Sabti ahayd, Cuuke ayaa sheegay in waxyaabo ay kamidyihiin bakhtigii xoolihii abaarta ku dhintay oo ay biyaha daadadku qaadeen oo ku shubeen ceelasha biyaha kuyaala dhulka miyiga[Read More…]

by June 4, 2017 0 comments Puntland, Somali News
One of the gunmen who wounded Colonel Haji Arish is died in southern Galkayo. [Photo: Archive]

One of the gunmen who wounded Colonel Haji Arish is died in southern Galkayo

Galkayo-(Puntland Mirror) One of the gunmen who wounded Colonel Haji Arish in Galkayo is dead, witness in Wadjair village of southern Galkayo where the man was dead, told Puntland Mirror. The witness said that the gunman was wounded after being shot to death by residents when they wounded Col. Haji Arish. “Civilians in the area when the gunmen were assaulted[Read More…]

by June 2, 2017 0 comments English News
One of the gunmen who wounded Colonel Haji Arish is died in southern Galkayo. [Photo: Archive]

Mid kamid ah dablaydii dhaawacday Kornayl Xaaji Cariish oo ku dhintay koonfurta Gaalkacyo

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Mid kamid ah dablaydii ku dhaawacday Kornayl Xaaji Cariish gudaha magaalada Gaalkacyo ayaa geeriyooday, sida goobjooge ku sugan gudaha xaafada Wadajir ee koonfurta magaalada Gaalkacyo halkaas oo uu ninku ku geeriyooday uu u sheegay warsidaha Puntland Mirror. Goobjoogaha ayaa sheegay in ninka ay dhaawaceen dad shacab ah oo ka ag dhawaa markii ay weerarka u gaysteen Kornayl Xaaji[Read More…]

by June 2, 2017 0 comments Somali News
Scroll Up