Shan qof oo lagu dilay rasaas lagu furay meherad kutaala Goldogob

Degmada Goldogob. [Isha Sawirka: Twitter/Jacfar Mohamed]

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Shan qof ayaa naftooda ku waayey kadib markii qof hubeysan uu rasaas ku furay goob lagu qaxweeyo oo ku taalla degmada Goldogob ee gobolka Mudug fiidnimadii Arbacada, sida ay sheegeen ciidamada booliiska.

Saraakiisha ammaanka ee degmadaas ayaa sheegay in sidoo kale isla goobta lagu dilay ninkii falkan geystay.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*