• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ September 19, 2023 ] Midowga Yurub oo si joogto ah u hakiyay gaargaarka Soomaaliya kadib markii UN ay heleen musuqmaasuq baahsan Somalia
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ September 30, 2023 ] Guled Salah: Current Administration’s Term Will Not Be Extended “Even a Single Day” English News
  • [ September 30, 2023 ] Guuleed Saalax: Hal maalin laguma dari karo xukunka xukuumada Deni Somalia
  • [ September 28, 2023 ] Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Somalia’s Foreign Minister Considering Running for Puntland Presidency, Sources Say English News
Home2021June

Month: June 2021

Puntland

Puntland oo toogasho ku fulisay 21 xubnood oo Al-Shabaab ah

June 27, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Puntland ayaa maanta oo Axad ah dil toogasho ah ku fulisay 21 xubnood oo Al-Shabaab ah kuwaasoo lagu helay dilal ka dhacay Puntland gaar ahaan magaalada Gaalkacyo. 18 kamid ah ayaa […]

Puntland

Hal askari oo ku dhintay qarax miino oo kolonyo Puntland ah lagula beegsaday gobolka Bari

June 26, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Hal askari ayaa ku dhintay kadib markii miinada dhulka lagu aaso lala beegsaday kolonyo uu hoggaaminayay wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan. Kolonyada ayaa qaraxa lagula beegsaday meel u dhow degmada Iskushuban ee […]

Puntland

Ciidamada badda Puntland oo qabtay markab si sharci darro ah uga kalluumeysanayay biyaha Puntland

June 24, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa qabtay markab si sharci darro ah uga kalluumeysanayay biyaha Puntland. Ciidanka badda ayaa markabka ku qabtay xeebta degmada Qandala ee gobolka Bari, sida ay sheegeen saraakiisha PMPF. […]

Puntland

TPEC oo ku dhawaaqi doonta tirada codbixiyeyaasha saddex degmo

June 20, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa sheegay in ay ku dhawaaqi doonaan liiska tirada dadka codbixiyeyaasha ee iska diiwaangeliyay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Uffeyn, sida guddigu ay ku sheegeen qoraal […]

English News

TPEC to announce number of registered voters in three districts on June 27

June 20, 2021 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland Mirror) Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC) said it will announce preliminary list of registered voters in the districts of Qardo Eyl and Ufeyn, the commission said in a post on its Twitter on Sunday. […]

Somalia

Ugu yaraan 15 qof oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

June 15, 2021 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Talaado ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Qof isa soo miidaamiyay ayaa beegsaday xarun […]

Puntland

TPEC oo sheegtay in ay soo gunaanaday diiwaangelinta codbixiyeyaasha

June 8, 2021 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland) Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa sheegay in ay soo gabogabeeyeen diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada soo socota ee dowladda hoose. Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa laga sameeyay saddexda degmo ee Qardho, Eyl iyo Uffeyn muddo labbo […]

English News

TPEC says voter registration of early municipal elections concluded

June 8, 2021 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland) Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC) said it had completed voter registration exercise for upcoming municipal elections. The voter registration exercise was conducted in the districts of Qardo, Eyl and Ufeyn for two weeks and […]

Puntland

Dhismaha shan waddo oo laami ah oo ka bilaabmatay Garoowe

June 7, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda hoose ee Garoowe ayaa maanta oo Isniin ah bilowday dhismaha shan waddo oo laami ah oo uu dhagax dhigay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Waddooyinka oo dhammaantood kuyaala gudaha magaalada ayaa kala; […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah

    September 28, 2023 0
    Saadaadha roobka. [Xigashada Sawirka: IMC] Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab dhexdhexaad ah ayaa laga filayaa deegaano ka tirsan Puntland inta u dhaxaysa 27-ka September ilaa 3-da October, sida ay sheegtay xarunta IMC. Degmooyinka sida Jariiban laga yaabo [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland

    September 28, 2023 0
    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. [Xigashada: Facebook/Abshiromarjama] Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo loo yaqaan Abshir Cumar Huruuse ayaa laga yaabaa in uu ku dhawaaqo hamigiisa ah in uu [...]
  • Ciidamada booliiska Puntland oo xubin sare oo katirsan Daacish ku soo qabtay howlgal ka dhacay gobolka Bari

    September 27, 2023 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska Puntland ayaa soo qabtay xubin sare oo katirsan kooxda Daacish/ISIS oo lagu magacaabo Axmed Xuseen Ibraahim kadib howlgal ka dhacay meel u dhow degmada Uffeyn ee gobolka Bari, sida ay ciidamada [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Soomaaliya oo Mareykanka la saxiixatay hehiis deyn dhan $1 bilyan looga cafin doono

    September 27, 2020 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Axad ah heshiis labo geesood ah la saxiixday safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Yamamoto si loo yareeyo dib u habayna loogu sameeyo deyn ay [...]
  • Baarlamaanka Puntland oo soo magacaabay saddex xubnood oo kamid noqon doona PEC

    July 31, 2023 0
    Baarlamaanka Puntland. [Sawir Hore] Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa soo magacaabay saddex xubnood oo kamid noqon doona Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) kuwaas oo bedeli doona guddigii hore ee kumeelgaarka ahaa ee (TPEC). Xubnaha kale ee [...]
  • Three ISIS fighters killed in US airstrike in Puntland

    April 27, 2019 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Three ISIS fighters were killed in US airstrike in Puntland, the US Africa Command said in a statement on Saturday. The strike occurred in Golis Mountains of Bari region on Friday, according to [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions