Ilo-xog ogaal ah oo sheegay in Farmaajo uusan la kulmi doonin Muuse Biixi
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan la kumi doonin hoggaamiyaha maamulka Somaliland, sida ilo-wareedyo xog ogaal ah oo katirsan dowladda Federaalka ay u xaqiijiyeen bog wareedka Puntland Mirror. Maalmihihii u dambeeyay warbaahinta Soomaaliya iyo […]