Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Addis Ababa si uu uga qeybgalo shir madaxeedka Afrika

Madaxweyne Farmaajo oo masuuliyiin Itoobiyaan ah kusoo dhaweynayaan garoonka diyaaradaha Addis Ababa. [Xigashada Sawirka: Villa Somalia]
Addis Ababa-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya si uu uga qeybgalo shir madaxeedka Afrika, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Shirka ayaa beri oo Axad ah ka furmi doona xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*