Juxa oo dib u dhigay safarkiisii Garoowe kadib markii Raysulwasaaruhu uu xilka ka qaaday
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa dib u dhigay safarkiisii u qorsheysnaa in uu ku yimaado Garoowe, sida ilo-wareedyo ku dhow wasiirka ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Juxa ayey […]