• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ January 18, 2021 ] Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya Somalia
  • [ January 16, 2021 ] Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub Puntland
  • [ January 14, 2021 ] Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay Somalia
  • [ January 9, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021 Puntland
  • [ January 3, 2021 ] Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021 Somalia
Home2018January

Month: January 2018

Puntland

Dowladda Hoose ee Garoowe oo joojisay furitaanka kaalmaha shidaalka

January 31, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa joojisay furitaanka kaalmaha shidaalka ee magaalada, sida uu shir saxaafadeed maanta oo Arbaco ah ka sheegay duqa degmada Xasan Maxamed Ciise Goodir . “Cid walba oo Garoowe […]

Puntland

Tirada Dhimashada dab ka qarxay Garoowe oo gaartay saddex qof

January 31, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Tirada Dhimashada dab ka qarxay Garoowe ayaa gaartay saddex qof, sida ay sheegeen ilo-wareedyo caafimaad. Saraakiisha caafimaadka ee ku suagan isbitaalka guud ee Garoowe ayaa warsidaha Puntland Mirror u sheegay in saddex qof […]

Puntland

Hal askari oo katirsan ciidamadda Puntland oo ku dhintay qarax bumbada dhulka lagu aaso ah oo ka dhacay Buuraha Galgala

January 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Hal askari oo katirsan ciidamadda Puntland ayaa ku dhintay qarax bumbada dhulka lagu aaso ah oo maanta oo Talaado ah ka dhacay Buuraha Galgala ee gobolka Bari, sida ay sheegeen ilo-wareedyo milatari. Ilo-wareedka […]

English News

Roadside bomb blast kills Puntland soldier in Galgala Mountains

January 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland soldier was killed on Tuesday in roadside bomb blast in Galgala Mountains of Bari region, military source said. A military source, who requested anonymity, told Puntland Mirror that Puntland soldier was killed […]

Puntland

Suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo wefdi uu hoggaaminyay oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Boocame ee gobolka Sool

January 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Bulshada reer Boocame oo uu hoggaaminayo Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullaahi Ciise ayaa sii diiran u soo dhaweeyay Suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo wefdi uu hoggaaminyay oo shalay oo Isniin ahayd tagay magaalada Boocame […]

Somalia

Ciidamada PSF oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay tuulada Ceelaayo ee gobolka Sanaag

January 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamadda Ammaanka Puntland ee PSF ayaa maanta oo Isniin ah howlgal ka dhan maleeshiyada Al-Shabaab ka sameeyay tuulada Ceelaayo ee gobolka Sanaag, sida ay ku sheegeen boggooda rasmiga ah ee Facebook-ka. “Ciidanka Amniga […]

Somalia

Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horeysay ka qeybgalay Shir Weynaha Midowga Afrika

January 28, 2018 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka qeybgalay Shir Weynaha Midowga Afrika maanta oo Axad ah. Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeediyay Shirka oo ka dhacay xarunta Midowga Afrika ee […]

Puntland

Ciidamadda Puntland iyo Somaliland oo isku dhac ku dhexmaray meel u dhow Tukaraq

January 28, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamo katirsan Puntland iyo Somaliland ayaa isku dhac ku dhexmaray meel u dhow tuulada Tukaraq ee gobolka Sool subaxnimadii saakay oo Axad ah, sida ay sheegeen ilo-wareed ciidamada ah. “Isku dhac u dhaxeeya […]

English News

Puntland and Somaliland forces clashed near Tukaraq village

January 28, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Armed forces from Puntland and Somaliland clashed near Tukaraq village in Sool region on Sunday morning, army source said. “Clash between Puntland and Somaliland broke out in an area close to Tukaraq, but […]

Puntland

Tiro madaafiic ah oo lagu qabtay magaalada Boosaaso

January 27, 2018 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Saraakiisha ammaanka Puntland eek u sugan magaalada Boosaaso ayaa soo bandhigay tiro madaafiic ah oo lagu qabtay howlgalo ka dhacay magaalada asbuucyadii lasoo dhaafay. Saraakiisha ayaa ka gaabsaday in ay bixiyaan faahfaahin dheeri […]

Posts navigation

1 2 … 8 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub

    January 16, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca ku yimdi Shillin Soomaaliga gudaha Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ay kamidyihiin in canshuurta dekada 20% lagu bixiyo Shillin Soomaali.
  • Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

    January 14, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Hal xarun oo ay [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

    January 9, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Sargaal katirsan ciidamada nabadsugida Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho

    September 17, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Sargaal katirsan ciidamada nabadsugida Soomaaliya ayaa waxaa maanta oo Axad ah gudaha Muqdisho ku dilay dablay Al-Shabaab ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka caafimaadka iyo ammaanka ah. Dablay katirsan Al-Shabaab oo watay gaari [...]
  • Somali government handed over former ONLF commander to Ethiopia

    August 31, 2017 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali government handed over former ONLF commander Abdikarim Sheikh Muse known as Qalbi Dhagax to Ethiopia, NISA chief Abdullahi Mohamed Sanbalooshe confirmed to the reporters. NISA forces arrested Qalbi Dhagax in Galkayo last [...]
  • At least 12 people killed after Al-Shabab attack hotel in northeastern Kenya

    October 25, 2016 0
    Mandera-(Puntland Mirror) At least 12 people have been killed in an attack in a hotel in Mandera town of northeastern Kenya by Al-Shabab militants. Al Shabaab’s spokesman for military operation, Abdiasis Abu Musab, claimed responsibility [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions