Ciidamada badda Midowga Yurub oo cadeeyay in weerarkii ugu horeeyay muddo labo sano iyo bar gudahood ah ay burcad-badeeda Soomaalida qaadeen
Garoowe-(Puntland Mirror) Markab laga leeyahay dalka Koonfur Kuuriya oo lagu magacaabo CPO Korea oo qaada kiimikada ayaa waxaa weeraray lix nin oo hubaysan oo watay dooni yar xilli uu markabka marayay xeebaha Bari ee Soomaaliya […]