Dadka Soomaaliyeed oo u isku diyaarinaya Ciida

Nin iibsanaya dhar iyadoo lagu guda jiro diyaargarowga Ciida.

Garoowe-(Puntland) Dadka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed ayaa isku diyaarinaya dabaaldaga Ciidul Fidriga, iyadoo ay dhamaatay bishii Soonka ee Ramadaan.

Caasimada Puntland, Garoowe, dadka ayaa ku mashquulsan diyaargarowga damaashaadka Ciida iyadoo ay suuqyada yihiin kuwo aad u mashquul badan

Fasaxa Ciida ayaa la filayaa inuu bilaabmo maalinta Arbacada oo ay bishu ku beegantahay 6-da Luulyo iyadoo wadamada ugu waa weyn Caalamul Islaam oo ay kamidyihiin Sucuudi Caraabiya iyo dalkeena “Soomaaliya” ay sheegeen in Ciida ay dalalkooda ka bilaabmi doonto maalinta Arbacada oo beri ah.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*