Madaxweynaha Puntland oo balanqaaday in uu gole wasiiro ah oo cusub ku soo dooran doono 21 beri gudahood
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland ayaa balanqaaday in uu soo xuli doono gole wasiiro ah oo cusub kadib markii baarlamaanku kala diray golihii wasiiradda. Isaga oo wariyeyaasha kula hadlayay Garoowe maanta oo Talaado ah Madaxweyne Cabdiweli Maxamed […]