Xeer ilaaliye ku xigeenka Puntland oo sheegay in dhacaan laga qaadi doonaa nimanka looga shaki qabo in ay ka dambeeyeen kufsi iyo dilka loo geystay gabadha yarta ah
Garoowe-(Puntland Mirror) Dhacaan ayaa laga qaadi doonaa eedaysanayaasha looga shaki qabo in ay ka dambeeyeen kufsi iyo dil loo geystay gabar da’ yar gudaha magaalada Gaalkacyo, sida uu sheegay xeer ilaaliye ku xigeenka Puntland. Maxamed […]