Dagaal culus oo u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ka bilaabmay
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug ayaa saakay oo Jimce ah ka bilaabmay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Sida ay sheegeen dadka deegaanka, […]