Madaxweynaha dowlada Puntland oo la kulmay wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Sabti ah la kulmay wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michael Cervone. Sida bayaan kasoo baxay madaxtooyada lagu sheegay, kulanka ayaa looga hadlay mashaariicda […]