Raysulwasaaraha Soomaaliya oo dhiggiisa Itoobiya kulan kula yeeshay Addis Ababa

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo dhiggiisa Itoobiya kulan kula yeeshay Addis Ababa. [Sawirka]

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo dhiggiisa Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya.

Labada masuul ayaa ka wadahadlay xiriirka u dhaxeeya labada dal, sida ay sheegeen saraakiisha safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa.

Khayre iyo Abiy ayaa isku afgartay in ay iska kaashadaan dhinacyada ammaanka, dhaqaalaha iyo arrimo kale oo badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*