• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ February 18, 2019 ] Paul Formosa oo ahaa madaxii dekada Boosaaso ee la dilay oo aas loogu sameeyay dalkiisii World
  • [ February 16, 2019 ] Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay golaha wasiiradda cusub Puntland
  • [ February 16, 2019 ] Gole Wasiiro oo Cusub, Welise Wax Isbedel ahi ma Muuqdo Puntland
  • [ February 16, 2019 ] New Puntland Council of Ministers, but No Change In Sight English News
  • [ February 12, 2019 ] Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ku biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare Somalia
Home2016August

Month: August 2016

Jubaland

Puntland oo raadinaysa shan xubnood oo Al-Shabaab ah oo ka dambeeyay weerarkii isbiimayn ahaa ee ka dhacay Gaalkacyo

August 30, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowlada Puntland ayaa soo bandhigtay sawirada niman katirsan kooxda Al-Shabaab kuwaasoo ka dambeeyay weerarkii isbiimaynta ahaa ee dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Laamaha amaanka Puntland ayaa la faray in ay si deg deg […]

English News

Senior Al-Shabab official surrenders to Somali federal government

August 30, 2016 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) A senior leader of Al-Shabab armed group has surrendered to the federal government of Somalia. Ibrahim Aden Ibrahim known as Nadara, served as the head of Al-Shabab for education in Bay and Bakool […]

Somalia

Sarkaal sare oo Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay gacanta dowlada federaalka Soomaaliya

August 30, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Sarkaal sare oo katirsan kooxda hubaysan ee Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay dowlada federaalka Soomaaliya. Ibraahim Aadan Ibraahim oo ahaa madaxa Al-Shabaab u qaabilsan waxbarashada gobolada Baay iyo Bakool ayaa xalay oo Isniin […]

World

Ugu yaraan 45 qof oo ku dhimatay weerar isbiimayn ah oo ka dhacay dalka Yemen oo ay masuuliyadiisa sheegatay ISIS

August 29, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Cadan-(Puntland Mirror) Qarax isbiimayn ah oo lala beegsaday saldhig ciidamada lagu tababaro oo kuyaala magaalada labaad ee ugu weyn dalka Yemen ee Cadan ayaa lagu dilay ugu yaraan 45 qof, sida ay sheegeen ilo-wareed caafimaad. […]

Somalia

Ciidamada amaanka dowlada federaalka Soomaaliya oo xiray labo nin oo Al-Shabaab looga shaki qabo

August 29, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada amaanka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah xiray labo nin oo looga shaki qabo kooxda Al-Shabaab kadib markii ciidamada ay howlgal ku qaadeen degmada Dharkeynlay ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka wasaarada […]

English News

Somali security forces arrest two Al-Shabab suspects

August 29, 2016 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali security forces on Monday arrested two Al-Shabab suspects after the forces conducted a raid in Dharkeynlay district of Mogadishu, official said. Spokesman of the ministry of internal security, Abdikamil Moallim Shukri told […]

English News

Somali ambassador to Bahrain presents credentials to foreign affairs minister

August 29, 2016 Puntland Mirror 0

Minister of Foreign Affairs Khalid Al Khalifa recently met with Taher Jili, and the two discussed the positive relationship between the Kingdom of Bahrain and the Federal Republic of Somalia. Jili submitted to the minister […]

World

Madaxweyne Erdogan oo wacad ku maray in howlgalada Suuriya ay sii socon doonaan ilaa lasoo afjaro kooxaha argagixisada ah

August 29, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Ankara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wacad ku maray in Turkiga uu sii wadi doono la dagaalanka kooxda ISIS iyo dagaalyahanada Kurdiyiinta ee Suuriya, iyadoo maalintii shanaad uu socdo howlgalka ay ciidamada Turkiga […]

Somalia

Isfahanwaa ku saabsan dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka Soomaaliya oo u dhaxeeya DFS iyo deeq-bixiyeyaasha

August 27, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Isfahanwaa ku saabsan dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka Soomaaliya ayaa u dhaxeeya dowlada federaalka Soomaaliya iyo deeq-bixiyeyaasha, sida ay sheegayaan ilo-wareedyo diblomaasi oo lagu kalsoonaan karo. Deeq-bixiyeyaasha ayaa ka cudur-daartay dhaqaalaha ay dowlada federaalka […]

Somalia

Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya oo u guuraya magaalada Baraawe oo caasimad u ah

August 27, 2016 Puntland Mirror 0

Baraawe-(Puntland Mirror) Wefdi balaaran oo uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta oo Sabti ah tagay magaalada Baraaawe ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sida ay ilo-wareedyo u sheegeen warsidaha Puntland Mirror […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 18 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay golaha wasiiradda cusub

    February 16, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka Puntland ayaa manta oo Sabti ah meelmariyay golaha wasiiradda cusub oo uu dhawaan soo magacaabay madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. 63 xildhibaan oo kulanka fadhiyay, ayaa ogolaaday in la meelmariyo golaha wasiiradda. [...]
  • Gole Wasiiro oo Cusub, Welise Wax Isbedel ahi ma Muuqdo

    February 16, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Habeenkii Isniinta ee taariikhdu ahayd 11 Febraayo 2019, Madaxweynaha cusub ee Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiiradda.  Golaha cusub ee wasiiradda ayaa ka kooban 18 Wasiir,  21 [...]
  • Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ku biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare

    February 12, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Tobonaan ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo ay ku jiraan saraakiil sare ayaa ku soo biiray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare. Kornayl Siciid Cawil Caare ayaa Isniintii shalay saldhigiisa ku soo bandhigay [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Chief of security forces of Galkayo airport shot dead by Puntland soldier

    October 2, 2017 0
    Galkayo-(Puntland Mirror) The chief of security forces of Galkayo airport and his body guard were gunned down by Puntland soldier in Galkayo on Monday, security sources told Puntland Mirror. The killed chief identified as Abdisalam [...]
  • Nin qori ku hubaysan oo afar qof toogasho ku dilay xarun dukumaaysi oo kutaala magaalada Seattle ee Maraykanka

    September 24, 2016 0
    Seattle-(Puntland Mirror) Nin qori ku hubaysan ayaa rasaas ku furay xarun mashquul badan oo dukaamayasi oo kutaala waqooyiga magaalada Seattle ee dalka Maraykanka, waxaana uu dilay afar qof kuwo kalena si xun ayuu u dhawacay [...]
  • Yaan maantay u baahanahay?

    July 26, 2016 0
    Maadama lagu jiro xili kala guur ah oo dowladdii horena waqtigeedu gabaabsi yahay mid cusubna la sugaayo waxaa mudan in aan wax iska weydiino cidda dalku u baahan yahay in ay hoggaamiso. Dadka ku hardamaanya [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions