Wasaarada howlaha guud ee dowlada federaalka Soomaaliya oo sheegtay dhawaan in ay bilaabayso dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasaarada howlaha guud ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay maanta oo Talaado ah in ay qorshaynayso in dib loo dhiso kaabayaasha dhaqaalaha dalka sida ugu dhaqsaha badan. Wasiirka howlaha guud ee dowlada federaalka […]