Maleeshiyaad Al-Shabaab katirsan oo weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada Puntland ku leeyihiin Buuraha Galgala

Maleeshiyaad Al-Shabaab katirsan oo weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada Puntland ku leeyihiin Buuraha Galgala.[Sawirka: Archive]
Garoowe-(Puntland Mirror) Maleeshiyaad katirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku sugan gudaha Buuraha Galgala saakay, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka.

Weerarka subaxnimo ayaa lala eegtay saldhiga milatari ee Af-urur kaas oo qiyaastii 70km dhanka galbeedka uga beegan magaalo xeebeedka Boosaaso, sida ay ilo-wareedku sheegeen.

Si dhaqso ah looma cadayn karo khasaaraha ka dhashay weerarka.

Dib kala soco faahfaahin dheeri ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*