Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda magaalo xeebeedka Kismaayo
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo Talaado ah tagi doona magaalo xeebeedka Kismaayo, sida uu ku waramay Radiyaha dowladda ee Radio Muqdisho. Ciidamada amniga ee jooga Kismaayo ayaa adkeeyay ammaanka meelo […]