Madaxweynaha Soomaaliya oo tagay Uganda
Kampala-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta oo Arbaco ah tagay magaalada Kampala ee dalka Uganda kadib markii uu martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiiisa dalka Uganda Yoweri Museveni. Labada hoggaamiye ayaa kulamo […]