Mareykanka oo sheegay in liiska argagixisada uu ka saaray Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo kamid ah hoggaamiyaasha Al-Shabaab
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Mareykanka ayaa shalay oo Jimce ahayd sheegtay in ay liiska argagixisada ka saartay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo kamid ah hoggaamiyaasha ururka Al-Shabaab. Mukhtaar Roobow Abu Mansuur ayaa sanadihii […]