Diyaarad Ruushka leeyahay oo siday 71 qof oo rakaab ah oo burburtay
Moscow-(Puntland Mirror) Diyaarad Ruushka leeyahay oo siday 71 qof oo rakaab ah iyo shaqaalaha diyaaradda ayaa burburtay maanta oo Axad ah kadib markii ay kasoo muuqan weyday shaashadaha raadaarka, sida ay sheegeen warbixinadu. Diyaaradda ayaa […]