Madaxweyne Farmaajo oo joojiyay xuska sanadguuradiisa kowaad ee xil heynta, amrayna fidinta adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa joojiyay in uu xuso sanadguuradda kowaad ee uu xafiiska joogay, isaga oo go’aansaday in dad weynaha reer Muqdisho loo fidiyo adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah. Tani […]